Ku dhawaad 10-kun arday oo u fariisatay imtixaanka Aakhirka Ah ee Jaamacadda UNISO

Waxaa si habsami leh uga socda xarumaha kala duwan ee jaamacadda Soomaaliya (UNISO) imtixaanka aakhirka ah ee Sannad dugsiyeedka 2018-2019 kaas oo ay u fariisteen 9,124 arday oo ka kala socota todoba kulyadood oo ay jaamacaddu ka koobantahay. Imtixaanka oo billaabmay 30/01/2019 ayaa waxaa lagu gelayaa 1,696 maado oo semesterka dhamaaday jaamacaddu ay ku bixisay … Continue reading Ku dhawaad 10-kun arday oo u fariisatay imtixaanka Aakhirka Ah ee Jaamacadda UNISO